Muuqaal: Xaalada Amaan ee Muqdisho oo Xumaatay iyo Xildhibaano sheegay Weerarkii DF-Somalia laga Rabey Inay Qaado in iyada lagu soo qaaday

Muuqaal: Xaalada Amaan ee Muqdisho oo Xumaatay iyo Xildhibaano sheegay Weerarkii DF-Somalia laga Rabey Inay Qaado in iyada lagu soo qaaday

daajis.com:- Xaalada amaan daro ee ka Jirta magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay Korodhay,  Iyadoo  Ururka  Al-shabab ay Weeraro kala duwan ka gaysteen.


Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa dhowaan u Qabtay 60-Casho Dhalinyarada u dagaalama Al-shabaab, Iyadoona sidoo kale uu sheegay inay la geli doonaan dagaal.

Dhinaca kale Xildhibaanada Dawlada Soomaaliya ayaa Walaac ka Muujinaya Xaalada Amni Daro ee sii Xumaaya, Waxayna sheegeen inaysan Muhiim ahayn Inay Dawladu sii sheegto Weerarka ay Qaadayso, Islamarkaana Halkii ay Talaabo Qaadi lahayd iyada lagu soo qaaday.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada