Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Guddoomiyayaasha Degmooyinka G/Banaadir ee la magacaabay

Akhriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan Guddoomiyayaasha Degmooyinka G/Banaadir ee la magacaabay

daajis.com:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa magacaabay 15 Guddoomiye Degmo markii xilka laga qaaday kuwii hore.

Haddaba Halkaan hoose ka aqriso liiska Guddoomiyayaasha Degmooyinka ee la magacaabay iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan:



1- Gudoomiyaha Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane, Majeerteen

2- Gudoomiyaha  Degmada Kaaraan C/fataax Nuur Cali Yaanyo, Abgaal, Reer Mataan

3- Gudoomiyaha  Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali Jimcaale, Xawaadle

4-  Gudoomiyaha  Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud, Abgaal, Cabdulle Caroone

5- Gudoomiyaha  Degmada Howlwadaag C/kariin Cali Kaar, Murusade

6- Gudoomiyaha  Degmada Hodan Maxamed Cantoobo, Habargidir, Cayr

7- Gudoomiyaha  Degmada Dayniile C/wali Nuur Faarax, Murusade

8- Gudoomiyaha  Degmada Wadajir Cumer C/llahi Xassan, Abaal, Daa’uud

9- Gudoomiyaha  Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali, Dir

10- Gudoomiyaha  Degmada Shangaani Basmo Cumer Axmed, Reer Xamar.

11- Gudoomiyaha  Degmada Xamerweyne Cumer Shariif Maye, Reer Xamar.

12- Gudoomiyaha  Degmada Xamerjajab C/wali C/llahi Maxamed, Abgaal, Warsangeli.

13- Gudoomiyaha  Degmada waabari Rowdo C/llahi, Habargidir, Saleymaan

14- Gudoomiyaha  Degmada Boondheere Zainab Yuusuf Wehliye, Abgaal, waceysle

15- Gudoomiyaha  Degmada Warta Nabada Zainab Maxamuud Warasame, Habargidir, Sacad
Waxaa xusid mudan in la dhaafay Guddoomiyayaasha Degmooyinka Huriwaa oo uu hayo nin kasoo jeedo Beesha Duduble iyo Guddoomiyaha Degmad Kaxda oo ay maamulaan Shiikhaal, waana labada guddoomiye ee caawa aan xilkooda la taaban.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada