DAAWO: 19 jiro mataano isku dhegan oo doonaya in ay hal nin isla guursadaan

DAAWO: 19 jiro mataano isku dhegan oo doonaya in ay hal nin isla guursadaan

daajis.com:- Laba gabdhood oo mataano isku dhaggan ah kuna nool dalka Tanzania ayaa sheegay in ay rajeynayaan inay macallimiin noqdaan mustaqbalka, isla markaana ay rajeynayaan inay hal nin isla guursadaan.

Consolata iyo Maria ayaa kasoo horjeeda in qaliin lagu kala fujinaayo lagu sameeyo, waxayna doorbideen in ay sidooda ahaadaan. waalidkii dhalay ayaa dhintay markii ay dhasheen kadib, waxaana soo korsatay haweeney fasamafale ah oo kaniisad ka shaqeyso.

Maria iyo Consolata hadda waxay fadhiyaan sanad dugsiyeedkii u danbeeyay, waxayna doonayaan inay galaan Jaamacad, marka ay dhameeyaana in ay noqdaan Macalimiin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada