Daawo Muuqaal: Gabadh Soomaaliyeed oo Ku Nool Magaalada Muqdisho oo Qabata Shaqo Dad badan ka yaabisay

Daawo Muuqaal: Gabadh Soomaaliyeed oo Ku Nool Magaalada Muqdisho oo Qabata Shaqo Dad badan ka yaabisay

daajis.com:- Nasro Xaaji Xuseen Ibraahim waa Gabadh Soomaaliyeed oo ku Shaqaysa Makaainimo ama Cilad bixinta Gaadiidka, waxaana shaqo adag oo ay inta badan Raggu qabtaan, waxayna ku Nooshahay magaalada Muqdisho.


Nasra ayaa waxay sheegtay inay Faa’iido Iyo Dhibaato Labadaba kala kulantay Shaqadan, waxayna sheegtay inay Nolosheeda ku Maraayso, Hadaba Qorshaheeda iyo sida ay ku shaqayso waxaa Warbixin ka diyaariyey Telefishinka Qaranka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada