Daawo: Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay Xildhibaanada la magac baxay Horu-socod

Daawo: Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay Xildhibaanada la magac baxay Horu-socod

daajis.com:- Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si weyn uga soo horjeestay madasha Horu-socod oo dhawaan looga dhawaaqay magaaladda Nairobi iyo sidoo kale Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in go’aanka xildhibaanada uu niyad jebiyay dad badan oo filayay in xiligan ay Soomaaliya raacday wadadii hormarka iyo nabadda.


Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in xukumada cusub ay kaliya jirto bil iyo dhowr maalin isla markaana aanan la gaarin xiligii go’aankaas deg deg ah la qaadan lahaa.

Hadalka Salaad Cali Jeelle ayaa kusoo aadaya xili Xildhibaanadii horu-socod ay badaleen qorshahoodii ay ku mucaaradeen dowladda iyagoo sheegay iney kaliya yihiin xisbi siyaasadeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada