DEG DEG: Jen. Gaafow oo Darawalkiisa ku eedaysnaa Fal dil ah soo wareejiyey

DEG DEG: Jen. Gaafow oo Darawalkiisa ku eedaysnaa Fal dil ah soo wareejiyey

daajis.com:- Gen. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa maanta nin darawal u ahaa oo dil ka geystay magaalada Muqdisho ku wareejiyay ciidamada ammaanka.

Taliyihii hore ee NISA ayaa la sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Faarax Cali Nuur u howlgalay kadibna marklii lasoo qabtay maanta ay suuragashay inuu ku wareejiyo ciidamada ammaanka dowladda.

Ninka eedeysanaha ah ee lagu wareejiyay hay’adaha ammaanka ayaa ku eedeysan dilka kaaliyhii guddoomiyaha Maxkamada sare marxuum Mursal Aw Cumar oo ay saaxiibo ahaayeen, basle muran soo dhex galay uu keenay in la dilo kaaliyaha.
Kiiskan oo muran ka dhex abuuray labada beelood ee ay kasoo kala jeedaan labada nin ayaa hadda waxaa la wareegtay hay’adaha ammaanka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada