Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambaleeyay Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan (VIDEO)

Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambaleeyay Curashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan (VIDEO)

daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Soomaaliyeed ugu hambaleeyay curashada Bilasha Bisha Barakeysan ee Ramadaan, isagoona ugu baaqay in ay isku gurmadaan inta lagu gudajiro bishan Barakeysan ee xalay curatay.



Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee wax heysta laga doonaayo inay caawiyaan dadka Masaakiinta ah ee gargaarka u baahan .

Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in la Afuriyo dadka aan haysan waxyaabo ay ku Afuraan, uguna baaqay in umadda tabaalaysan loo gurmado.

Dowladda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo kala duwan oo lagu caawinaayo dadka Soomaaliyeed ee Masaakiinta ah oo xoolohoodii ku waayay Abaarihii ku dhuftay gobolada qaar ee dalka Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada