MUUQAAL: Khudbadii XAAF ee London “QABIILKU Waa dhintay ee iska daaya “

MUUQAAL: Khudbadii XAAF ee London “QABIILKU Waa dhintay ee iska daaya “

daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geele (Xaaf) Ayaa Khudbad Wuxuu ka jeediyey Xafladii London Loogu Qabtay Wafdiga Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo.


“Anigu horta todobada jir baan ahay, 7 cisho ayaan madaxweyne ahay wixii war ah madaxdii iga horeysaa yiri , anigu mida kale caleemasaar ayaan lee ahay dhowaan wafdi iisoo dira aan isla shaqeyno.

Qabiil wax walbo uu xunyahay iska dhaafa , waxii uu yahay sida ay tahay inala gudboona waxaa inoo sheegaya madaxweynaha, anigana waan idin sugayaa wafdi isoo dira caleemasaarkayga, hadaa nala shaqeysaan waxbadan ayaa hagagaya, markiiba 100 xubnood ayaan idinka casumaynaa kadibna hadana dib usoo celinaynaa , si aynu u wada shaqeyno”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada