MUUQAAL: Khudbadii RW. Ku xigeenka oo ka hadlay Arinta Somaliland

MUUQAAL: Khudbadii RW. Ku xigeenka oo ka hadlay Arinta Somaliland

daajis.com:-  Ra’isalwasaare Ku xigeen Mahdi Axmed Khadar Ayaa Khudbad ka jeediyey Xafladii Madaxwayne Farmaajo Loogu Qabtay magaalada London, Wuxuuna ka hadlay Arimo kala duwan.


“Walalayaal waxaa ogtihiin 8dii Febraayo in Golaha shacabka oo metelaya shacabka Soomaaliyeed ay cod aqlabiyad ah ku doorteen madaxweynaha , meel walbo dal iyo dibadna la isaga soo baxay oo la taageeray.

labo shay aan isweydiino maxaytahay ujeedada madaxweynaha aan taageernay , himiladda maanta maxaytahay, Soomaaliya nolol ayeey rabta , Soomaaliya waa tanaaday, qabiilkiina waa laga baxay , waxaana tusaale u ah sida sharafta ah ee doorashadaasi u dhacday.

Waxaa arkeysaan caawa madaxdii maamul gobolada , wasiiradii iyo idinkii in la isu soo baxay caawa , himilada waa in la is qabsado gacmaha, Madaxweynuhu waxaa uu balan qaaday in wadahadaladii Somaliland bilowdaan, la dhegaysto cabashada Somaliland , si ay usoo baxdo Midnimo Soomaaliyeed”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada