MUUQAAL: Maamulkada Puntland iyo Somaliland oo Hadalo kulul is dhaafday, Kadib Arin ah Sir ah oo soo Baxday

MUUQAAL: Maamulkada Puntland iyo Somaliland oo Hadalo kulul is dhaafday, Kadib Arin ah Sir ah oo soo Baxday

daajis.com:- C.raxakiin Cabdullahi Camey a ayaa sheegay in dekeda Berbera iyo Saldhiga Berbera ay Saxeexday Dawlada Soomaaliya, Islamarkaana maamulka Somaliland uu ka tirsan yahay Dawlada Federaalka Soomaaliya.


“Sagaarada ayaa Saallo la arki doona Aasta,  Geesinimadii shacabka Reer Somaliland Runta loogu sheegi lahaa ayaa Dawladdu wayday, waxaa hubaal ah inay qayb ka yihiin Dawlada Federaalka” ayuu yidhi C.xakiin Camey.

Dhinaca kale waxaa Arintaasi ka jawaabay Cismaan Saxardiid Cadaani oo ah Wasiir ka tirsan maamulka Somalilnad, Wuxuuna waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka kasoo yeedhay C.xakiin Camey.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada