daajis.com:- Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo aya Saakay ka Dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho isagoo ku sii jeeda Dalka Britain Haakaas oo uu Madaxweynuhu ku Shir gudoomin Doono Shir Caalamiya oo laaga Hadlayo Arimaha Soomaaliya.
Waxaan asafarka madaxweynaha ku Wehliyey reysul Wasaare ku Xigeenka Dalka Iyo Wasiiro ka Tirsan Xukuumada, Madaxweynaasha Dowlad Gobaleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug.
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada C/nuur Maxamed Axmed ayaa Sheegay in Shirkaas ay Dowladdu la Hortagi Doonto Qorshoyaal ku Saleysan Baahida Soomaaliya Xiligan ay Qabto.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at