MUUQAAL: Madaxweyne Donald Trump oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay Sucuudi Carabiya..

MUUQAAL: Madaxweyne Donald Trump oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay Sucuudi Carabiya..

daajis.com:- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqashadiisii ugu horeesay oo dibadda ah waxa uu maanta ku tagay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Boqorka Sacuudiga iyo Madax kale oo katirsan Boqortooyada dalkaasi.


Donald Trump ayaa Sacuudiga uga qeyb gali doona Shir ay leeyihiin Hogaamiyaasha Jaamacada Carabta , waxaana kulankaasi looga hadli doonaa arimo badan ay kamid tahay xaalada Bariga Dhaxe iyo la dagaaalanka Kooxda Daacish.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya Hogaamiyaal badan oo katirsan Madaxda Jamaacada Carabta, waxaana kulanka kadib la filayaa in lasoo saaro War Murtiyeed ku aadan natiijada kasoo baxday Shirkan ka furmaya Sacuudiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada