MUUQAAL: RW. Khayre oo siwayn uga hadlay Arinta Muqdisho, Kana digay in Dalka Lagu Celiyo Halkii Laga Yimid

MUUQAAL: RW. Khayre oo siwayn uga hadlay Arinta Muqdisho, Kana digay in Dalka Lagu Celiyo Halkii Laga Yimid

daajis.com:- Ra’isul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Xaflad lagu taageerayay gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed, Wuxuuna sheegay inuu shacabka gobolka Banaadir ka dalbanayo iney taageeraan dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir.


Sidoo kale waxaa uu ka hadlay xaquuqda gobolka Banaadir oo uu sheegay in dowladu ay si feejigan uga shaqeyn doonto.
Dhanka kale, RW Kheyre ayaa tilmaamay inuu ka digayo in dalka loo celiyo halkii laga soo gudbay isla markaana qaab qabiil la isaga horkeeno bulshada “Dowladan maanta taageeradiina ayay ubaahan tahay, hadii aad taas sameyn waysaan dalka meeshiisii hore ayuu labaanaya” ayuu yiri RW Xasan Cali Kheyre.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada