MUUQAAL: Yaabka iyo Naxdinta Qaabka loo Tababaro Ciidanka Ciraaq iyo Rasaas Nool oo Lagu Ridayo!

MUUQAAL: Yaabka iyo Naxdinta Qaabka loo Tababaro Ciidanka Ciraaq iyo Rasaas Nool oo Lagu Ridayo!

daajis.com:- Ciidamada milatariga dalka Ciraaq ayaa inta aysan ku soo biirin ciidamada komandooska waxaa loo soo tababaraa si adag kuwaas oo Rasaas ama Xabado hoos loogu dhigo .


Saraakiisha ciidamada dalka Ciraaq ayaa dhoor jeer sheegay in Askari aan soo marin ciqaab kulul uusan ciidankooda ka mid noqon doonin , wuxuuna Askari kaste soo qaadan doonaa tababar adag oo sanad iyo 6 bilood ah .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada