Sawirro: Ciidamo ka tirsan Booliska Kenya oo 24 saac gudahooda lagula eegtay Seddex Qarax

Sawirro: Ciidamo ka tirsan Booliska Kenya oo 24 saac gudahooda lagula eegtay Seddex Qarax

daajis.com:- Wararka naga soo gaaraya gobolka Waqooyi Bari, ayaa sheegaya in Qarax xoogan lala eegtay ciidamo ka tirsan Booliska dalka Keny.

Qaraxa ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan Booliska oo xiliga Qaraxa ku guda jiray howlgal lagu furaayay waddooyin xirnaa.

Qaraxa ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen laba Askari oo ka tirsanaa Booliska, halka laba kalana uu soo gaaray dhaawac culus.

Gaariga Qaraxa lala eegtay ayaa gabi ahaan burburay, waxaana ka badbaaday ilaa Seddex askari oo aan ku waxyeeloobin Qaraxa.
Qaraxaani ayaa noqonaaya kii 3aad oo muddo 24 saac gudaheed lala eegto ciidamo Kenyan ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada