Taalada Caanka ah ee SYL oo Dayactir Xoogan Lagu Samaynayo (SAWIRRO)

Taalada Caanka ah ee SYL oo Dayactir Xoogan Lagu Samaynayo (SAWIRRO)

daajis.com:- Maamulka Cusub ee gobolka Banaadir ayaa bilaabay inay dayactir xoogan ku sameeyaan taalada ururka dhalinyada Soomaaliyeed ee SYL ee kutaala magaalada Muqdisho, xili loo diyaar garoobayo maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan maalinta Isniinta ah ee 15-ka May .

Munaasabada maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah markii la aas aasay Ururkii SYL ayaa la filayaa in Madaxda dalka ugu sareysa ay ubax dhigaan halka ay ku taalo taalada SYL ee lagu xasuusto dhalinyaradii gobanimada doonka Soomaalieed.


Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa la filaaa in lagu qabto munaasabado waa weyn oo lagu xusayo munaasabada 15-ka may, waxaana diyaar garowga munaasabdaasi si weyn looga dareemayaa magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo dalka Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada