daajis.com:- Wasaaradda Maaliyadda ee uu hoggaamiye Cabdiraxmaan Beyle ayaa isbadal ku sameystay 12 xilal oo ka tirsan xafiiska furdooyinka Dekadda Muqdisho (Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda ee Dakadda Muqdisho), waxaana xilalkaas laga qaaday 12 shaqsi oo horey u hayey.
12 shaqdi ee xilalka loo kala magacaabay ayaa waxay kasoo kala jeedaan beelaha: Abgaal, Gaaljecel, Raxanweyne, Murusade, Xawaadle iyo Harti, iyadoo laga waayey Beesha Habargidir oo markii hore heysay qaar ka tirsan 12 xil ee la badalay.
Beesha Murusade ayaa seddex xil ku yeelatay 12-xil ee lasoo magacaabay midaas oo noqoneyso wax badsi ay wadan beesha uu kasoo jeedo Ra’isulwasaare Kheyre, sidoo kale Beesha Xawaadle ayaa la siiyey laba xil.
Haddaba halkaan hoose ka aqriso 12 xil ee magacaabay, magacyada shaqsiyaadka loo magacaabay iyo qabiilada ay kasoo kala jeedaan:
Halkaan hoose ka akhriso waraaqda xilka loogu magacaabay 12 shaqsi ee kasoo baxday wasaaradda Maaliyadda

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at