VIDEO: Gabadhii ilmaha ka xaday Muqdisho ee laga soo qabtay Baladweyne oo la…

VIDEO: Gabadhii ilmaha ka xaday Muqdisho ee laga soo qabtay Baladweyne oo la…

daajis.com:- Gabar dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Deeqo Cabdullaahi oo bishii hore imo yar oo todobo bil jira ka xaday magaalada Muqdisho ee lagu qabtay magaalada Baladweyne ayaa laga soo dhigay ilmihii ay xaday, kaasoo waalidkiisa dib ula midoobay.

Deeqo C/llaahi oo ay magaceeda ku sheegtay gabadhaan ayaa waxay sheegtay in sababta ay u xaday ilmaha yar ay aheyd iyadoo hooyadiis ku laheyd lacag deyn ah oo dhar “Ha i wareerin ah” ay ugu qaadatay, kana weysay, sidaasina ay ilmaha ugu xaday uguna dhacday Baladweyne.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada