VIDEO :- La-yaabka dunida: Nin musmaarka u cuna sida bariis

VIDEO :- La-yaabka dunida: Nin musmaarka u cuna sida bariis

daajis.com:- Nin  Indonesia u dhashay ayaa caalamka kaga yaabsaday inuu sida raashinka u cuno musmaarka loo adeegsado dhismaha guryaha iyo alwaaxda la isku qabadsiiyo.

Ninkaan oo baraha bulshada muuqaalo yaab leh ku faafiyay ayaa sida bariiska u laqlaqaya musaamiirta isagoo aan xitaa ku margan hase ahaatee waxaa uu adeegsaday indha sarcaad sida dad badan aaminsan yihiin.

Nala daawo muuqaalka ninkaan adigaa yaabi doonee.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada