WARBIXIN:Kuuriyadda Waqooyi oo aduunka ku cabsi gelisay Gantaalo Cusub oo gaaraya masaafo dhan….

WARBIXIN:Kuuriyadda Waqooyi oo aduunka ku cabsi gelisay Gantaalo Cusub oo gaaraya masaafo dhan….

daajis.com:- Waqooyiga Kuuriya ayaa kasoo kabatay maalmo niyad jab ahaa oo ay kala kulantay tijaabooyinkii dhanka gantaalada kadib markii ay tijaabisay gantaal si weyn uguuleystay

Gantaal cusub oo ay hawada udirtay Kuuriyada Waqooyi ayaa gaaray ilaa  450km (280 miles) kahor inta uusan ku dhicin badda dhexdeeda sidaas waxaa sheegay militeriga Koofur Kuuriya.

Dadka la socda arimahan ayaa sheegaya in tijaabadan cusub ee ay sameysay Waqooyi Kuuriya ay ka dhigan tahay iney hormar weyn ka sameeyeen tijaabadaas cusub.

Waqooyiga Kuuriya ayaa umuuqda kuwa ka dhega adeegaya baaqyada caalamiga ah iyo heshiisyada dhanka hubka ee QM taas oo wal wal ku abuurtay Mareykanka iyo wadamada gobolka

Dalka Japan ayaa aad uga wal walsan tijaabadii ugu dambeysay ee Kuuriyadu sameysay taas oo gaartay mid kamid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhanka dhaqaalaha badda

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in tijaabada dhanka hubka ah ay ka dhigan tahay iney difaacan karaan hadii ay soo weeraraan dalalka uu hogaamiyo Mareykanka

Tijaabooyinkii ay sameysay Sawirka ka Akhri

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada