DAAWO: Booliska Flordia oo sii daayay muuqaalka xadhiga ciyaaryahan caan ah oo isagoo sakhraansan gaadhi waday

DAAWO: Booliska Flordia oo sii daayay muuqaalka xadhiga ciyaaryahan caan ah oo isagoo sakhraansan gaadhi waday

daajis.com:- Ciyaaryahankan oo lagu magacaabo Tiger Woods islamarkaana ciyaara Golfta ayaa waxaa ay boolisku ku joojiyeen waddo haghway ah oo gasha Florida xilli uu waday gaari isaga oo sakhraansan.


Gaarigiisa ayaa waxaa ka muuqday dhaawacyo, waxaana ay boolisku u taxaabeen xabsiga oo saacado kaddib laga siidaayay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada