Daawo: Mahad Abiib oo degan Norwey oo Dhacdo yaab leh kala Kulmay Wasiir Yuusuf Garaad & Waxa dhacay (Video)

Daawo: Mahad Abiib oo degan Norwey oo Dhacdo yaab leh kala Kulmay Wasiir Yuusuf Garaad & Waxa dhacay (Video)

daajis.com:- Mahad Abiib oo ah Wiil Soomaaliyeed oo dhowaan dalka Norwey Sharciga looga Ceshaday uu dhacdo la yaab leh kala Kulmay Wasiirka Arimaha Debedda ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.


Wuxuu sheegay in Shirkaasi ay yimaadeen Dhibanayaal badan oo Soomaaliyeed,  Kuwaasi oo isugu jiray kuwa Sharciyada laga qaatay iyo Kuwa Ubadka laga Qaatay, Wuxuuna ka Warbixiyey sidii ay wax u dhaceen, Wuxuuna sheegay inuu ku Inkiray inuu yahay Soomaali markuu usoo Bandhigay Waraaqihii ay Masuuliyiinta Dawladda Horey isaga u siiyeen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada