DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea

DAAWO: Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada u dhaxaysa Jabuuti iyo Eritrea

daajis.com:- Cabsi dagaal oo aad uxoogan ayaa ka taagan Xuduudka Eriterea iyo Jabuuti kadib markii ay halkaas isaga baxeen ciidamadii Dawladda  Qadar ee kala ilaalinayay.


Eriteria oo awood dagaal haysata ayaa lasoo sheegayaa iney xoog kula wareegtay dhulkii ay isku haysteen labada dhinac, halka ay ciidamadii ugu badnaa soo dhoobtay xaduuda Jabuuti.

Arintan ayaa keentay iney cabasho weyn ka keento Jabuuti iyadoo si deg deg ah udalabaneysa in wax laga qabto daan daansiga Eriteria ee dagaalka keeni kara.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada