daajis.com:- Maamulada Soomaaliland iyo Khaatumo ayaa maanta magaalada Hargeysa waxaa ay kusoo gaba gabeeyeen wada shirar iyo kulamo maalmihii lasoo dhaafay uga socday Hargeysa xubno ka kala socda labada maamul.waxaana ay halkaas gaba gabadii ku kala saxeexdeen heshiis shan qodob ka kooban.
Qodobadan ayaa waxaa ka dhexmuuqda in Xubnaha Khaatumo Aqbaleen inay ka mid Noqdaan Somaliland, waxaana lagu xusay in la helo Somaliland loo wada dhan yahay iyo in Dastuurka Somaliland la furo.
Dad badan ayaa ka Biyo diidanaa Waayadii danbe Qaabka ay u socdaan Wadahadalku, wuxuuna hada u Muuqdaa mid Cadaaday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:43 and have
, Published at