Daawo: Muuse Biixi oo sheegay in la Buun Buuniyey Xanuunka Shuban Biyoodka ee Burco Ka Dilaacay

Daawo: Muuse Biixi oo sheegay in la Buun Buuniyey Xanuunka Shuban Biyoodka ee Burco Ka Dilaacay

daajis.com:-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi oo maanta soo gaadhay magaalada Burco ee Gobalka Togdheer ayaa ka hadlay ujeedka Socdaalkiisa uu ku yimi Burco.

Muuse Biixi ayaa sheegay ujeedka socdaalkiisu in uu daaran yahay u kuur galka Xaalada Caafimaad ee Dadka uu Xanuunka Shuban Biyoodku haleelay,Muuse Biixi ayaa sheegay in la Buun buuniyey Xanuunka Ka dilaacay Magaalada Burco.


Dhawaan markii xanuunku ka dilaacay magaalada Burco ayaa waxaa dagaal dhanka Afka ah uu ka dhex qarxay Xisbiga wadani iyo Xisbiga Kulmiye kadib markii xubno ka socda Xisbiga Kulmiye ay yimaadeen Burco kadibna ay eedo kulul u jeediyeen Xukuumada Siilaanyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada