Daawo Video: Warbixin la yaab leh Dad, Dugaag Iyo Waraabeyaal meel ka Wada Qadhaabanaya magaalada Hargeisa

Daawo Video: Warbixin la yaab leh Dad, Dugaag Iyo Waraabeyaal meel ka Wada Qadhaabanaya magaalada Hargeisa

daajis.com:- Kumanaan daanyeero ah iyo Waraabayaal ka dhinac qaraabanaya eeyaha ayaa ku arkeysaa goob qashin qub ah oo ku taal magaalada Hargeysa, halkaasoo ay ka soo irsaaqad doontaan maalinta cad iyo habeenkii kana baarbaarta haraadiga cunta iyo qashinka lasoo daadiyo.

Waxaa intaas ka daran dad danyar ah oo goobahaan kusoo dheelmada, kana aruursada alaabooyinka qashinka lasoo raaciyo sida dharka, kabaha, weelasha iyo wixii la midka ah.

Goobtaan qashinka magaalada Hargeysa lagu daadiyo ayaa halis ku ah caafimaadka iyo bay’adda shicibka Hargeysa, waxayna dowladda hoose ee Hargeysa dadaal ugu jirtaa sidii loo maareyn lahaa xaaladaan cakiran.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada