Dhegayso: Sucuudiga oo Cadaadis ku haya Soomaaliya iyo Wasiiro ku sugan

Dhegayso: Sucuudiga oo Cadaadis ku haya Soomaaliya iyo Wasiiro ku sugan

daajis.com:- Dowladda Sacuudiga ay la sheegayaa inay dowladda Soomaaliya ku cadaadinayso sidiii ay xirirka ugu jari lahayd Qatar.

Warar aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dhaqaale Sacuudigu uu u balanqaaday inuu siinayo Soomaaliya uu dib u dhac ku iman karo haddii ay Somalia ay mowqifkeeda ku adkaysato oo aysan Sacuudiga taageerin.


Wasiirro ka socda dowladda Somalia ayaa ka soo noqday safar ay ku tageen Sacuudiga, waxaana la sheegay inay la kulmeen oo kaliya agaasimayaal, halkii markii hore qorshuhu ahaa inay la kulmaan wasiirada dhigooda ee Sacuudiga.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada