Muuqaal: Madaxwayne Erdogan “Waan Naqaanaa Walaalkayo Qadar Waxaan la garab Taagan nahay Waxwalba”

Muuqaal: Madaxwayne Erdogan “Waan Naqaanaa Walaalkayo Qadar Waxaan la garab Taagan nahay Waxwalba”

daajis.com:- Madaxwaynaha Dalka Turkiga Erdogan ayaa sheegay in Turkigu Sacuudiga ugu baaqayo inay yihiin wadan Awood badan isla markaana dhulkii barakaysnaa ku yaalaan,Markaasi waxaan idiin sheegaynaa inaad joojisaan cunaqabataynta walaaltinimona lagu xaliyo arinka Qadar.


Madaxwayne Erdogan ayaa sheegay in Turkigu yaqaano walaalkiis,waanan haynaa siro badan sirdoonku shaaciyeen afgambigii Turkiga maalintii ay darnayd waxaa nagarab istaagay Qadar maantana waan garab taagan nahay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada