MUUQAAL: Qisadii Ninkii aaminka ahaa iyo mucjisadii uu Allah siiyay

MUUQAAL: Qisadii Ninkii aaminka ahaa iyo mucjisadii uu Allah siiyay

daajis.com:- In la ilaaliyo balanka iyo amaanadu waa arin ay waynaysay diintenu. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadaynaa nin ay amaanda iyo balankuba ku cuslaayeen oo uu nabigu (CSW) inooga sheekeeyay. Dadkeenu marar badan balanka aad uma ilaaliyaa, waa qiso muhiim inoo ah hadaynu Soomaali nahay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada