daajis.com:- Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka sheekeyay Qiso cajiib badan oo dhex martay isaga iyo Madaxweynaha Dalka ugaandha Yuweri Museveni ,Ra,iisul wasaare khayre oo xalay kula hadlayey magaalada Muqdisho boqolaal dhalinyarada Soomaaliyeed ah ayaa uga sheekeeyay wixii isaga iyo dhexmaray Yuweri Museveni.
Ra,iisul wasaare Khayre ayaa yidhi“Wixii ugu yidhi,ma Ra,iisul wasaarihii Farmaajo baad tahay? anigana waxan idhi maya waxaan ahay Ra,iisul wasaare Soomaaliyeed,kadib ayuu yidhi Naar maxaa Soomaali lagu dhahaa wasiirada Qaarbaa yidhi,Naar,hadana isagaa nooga jawaabay oo yidhi,Maxaad Caruurta Soomaaliyeed iyo Dalkiina saas ugu galaysaan ?Miyiiadaan nar ka baqayn,,
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at