MUUQAAL: RW. Xasan Cali Khayre oo Khudbad Cajiiba ka Jeediyey Muqdisho, Kana hadlay Arinta Xasilinta

MUUQAAL: RW. Xasan Cali Khayre oo Khudbad Cajiiba ka Jeediyey Muqdisho, Kana hadlay Arinta Xasilinta

daajis.com:-  Ra’isul Wasaaraha DFS Xasan Cali Kheyre ayaa Khubdad ka jeediyay Banaanbax lagu taageerayay dowladda Soomaaliya oo ka dhacay magaaladda Muqdisho, Wuxuuna soo bandhigay waxyaabihii ay qabatay xukumadiisa oo ay ugu horeyso xasilinta magaaladda Muqdisho, hub ka dhigista, qorshayaasha dhanka dibadda iyo xariirka beesha Caalamka.


RW kheyre ayaa daaha ka qaaday in qorshaha xasilinta Muqdisho uu yahay mid dan weyn ay ugu jirto shacabka magaaladda, waxaana uu ka digay in la qabiileeyo ama la siyaasadeeyo soo celinta nabadda magaaladda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada