daajis.com:- Sheekh C.raxmaan Bashiir oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda dalka Jabuuti, Kuna Dhaqan dalka Canada ayaa ka hadlay Khilaafka Dalalka Khaliijka iyo Raadka ay ku ledahay geeska afrika.
Dhinaca kale wuxuu siwayn u Falanqeeyay Iskuna Bar-bar dhigay Go’aanada ay ka qaateen Dawlada Soomaaliya iyo Djabuuti Khilaafka u dhexeeyay Sucuudiga, Xulufadiisa iyo Dalka Qadar.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:04 and have
, Published at