Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)

Arjun Kapoor, Ileana D’Cruz, Anil Kapoor, Suneil Shetty Oo Kasoo Qayb Galeen Daawashada Mubakaran (+Sawiro)

daajis.com:- Filimka weyn Mubarakan maalinta berito ah ayaa si rasmi ah tiyaatarada loo saari doonaa waana filim shactiro dhameestiran leh.

Hadaba daawashada filimka Mubarakan ka hor inta aan la saarin jilaayaal badan oo Bollywood-ka ka tirsan ayaa lagu casuumay.

Director Anees Bazmee, Arjun Kapoor, Anil Kapoor, Ileana D’Cruz, Pavan Malhotra, Neha Sharma iyo Athiya Shetty oo ay la socdeen waalidkeeda Suniel Shetty iyo Mana Shetty iyo walaalkeeda Ahan Shetty ayaa goobta isugu imaadeen.

Jilaaga dhalinta yar Sooraj Pancholi iyo atirishada filimka Munna Michael kusoo caan baxday Nidhhi Agerwal  ayaa sidoo kale martida Mubarakan daawatay ka mid ahaayeen.

Fadlan hoos kaga bogo kooxdii usoo daawasho tagtay filimka Mubarakan sawiradooda:

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada