Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa

Daawo: Qubnaha VOA oo Qodobo Xiiso Leh lagu soo qaatay iyo Soomaalida oo Minnesota Suuq ka dhisanaysa

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA  Waxaana soo Jeedinaya Falastiin Axmed iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwali.


Barnaamijka waxaa lagu soo qaatay Gobolka Texas ee dalka Maraykanka oo Xaalad adag ka taagan tahay iyo Duufaanada ku dhuftay iyo Roobab halkaasi ka da’ay Mudo shan cisho ah, Qiimaha Korontada ee ay bixiyaan Shirkadaha gaarka ah oo meel sara gaadhay iyo Macaamiisha oo ka Cabanaya, Suuq Cusub  oo Soomaalidu yeelan doonto oo laga Qorshaynayo In laga Hirgeliyo Minnesota Iyo Qodobo Kale oo Xiiso leh.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada