DAAWO:- Wasiirka Warfaafinta oo Arrin Cajiib ah ka sameeyay Xafiiskiisa

DAAWO:- Wasiirka Warfaafinta oo Arrin Cajiib ah ka sameeyay Xafiiskiisa

daajis.com:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana kulanka looga hadlay sidii mudnaan gaar ah loo siin lahaa dadka qaba baahiyaha Gaarka ah, sidii looga faa’iidaysan lahaa habcurintooda iyo sidii Barnaamijyo gaar ah looga siin lahaa warbaahinta Dowladda.

Qaarka ka mid ah dadka Baahiyaha gaarka qaba oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay inay u baahanyihiin in shaqo Abuur loo sameeyo, iyagoo xusay dadka Baahiyaha Gaarka qaba inay ku jiraan dad Aqoon leh oo qaban kara shaqo kasta.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Eng. C/rixmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa xubnahaan ku ammaanay doorkooda ku aadan u ololaynta sidii loo hormarin lahaa loolana dabooli lahaa baahiyaha ay qabaan.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada