Kooxda Daacish & Shabaab oo isku qabsaday Cida ka dambeysay dilka Gudoomiyihii dowladda ee Galgaduud

Kooxda Daacish & Shabaab oo isku qabsaday Cida ka dambeysay dilka Gudoomiyihii dowladda ee Galgaduud

daajis.com:- Kooxda Shabaa ayaa sheegtay in dilka Marxuum Maxamed Daahir ay geysteen dagaalyano iyaga katirsan, waxaana baahintaas laga sii daayay Raadiyaha Afkooda ku hadla ee Andalus.

Laakiin, Kooxda Daacish ayaa war ay soo dhigtay bogeeda Internet-ka waxaa ay uga hadashay dilkaas, iyadoo tilmaantay iney qaarajiyeen sargaal katirsan dowladda Soomaaliya



Wakaaladda Kooxda Daacish ayaa tilmaantay in hogaamiyaha la dilay uu kamid ahaa shaqsiyaadka dowladda u qaabilsan Galgaduud oo ay mudo badan radinayeen.

Kala sheegashadda Shabaab iyo Daacish ee weerarkan ayaa ka dhigeysa ineysan iska war hayn labada koox ama ay iska sheegtaan falalka lagu ugaarsado masuuliyiinta dowladda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Brothers Group, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Google+ Followers