MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho ugu tagay C.qaasim Salaad iyo Wixii ku dhexmaray Dalka Masar

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho ugu tagay C.qaasim Salaad iyo Wixii ku dhexmaray Dalka Masar

daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira ee dalkaas ku siyaartay hoyga Qaahira uu ka degan yahay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Dr C/qaasim Salaad Xasan.


Madaxweynaha dalka aya sheegay inuu la kulmay C/qaasim Salaad Xasan oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka midtahay xaaladda dalka.
Dr. C/qaasim Salaad Xasan madaxweynihii hore ee dowladii KMG aheyd ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay alle u towbadkeenaan isla markaana iscafiyaan si dhibaatada daba dheeraatay looga gudbo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada