Ma Muqdisho Misa Washitoon Halkaan Ka Daawo Muqdisho Oo Sameysay Horumar Aan Laga Fileyn Oo Dad Badan La Yaabeen

Ma Muqdisho Misa Washitoon Halkaan Ka Daawo Muqdisho Oo Sameysay Horumar Aan Laga Fileyn Oo Dad Badan La Yaabeen

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ayaa maalinba maalinta ka dambeysa waxay kusii talaabsaneysaa horumar aad u sarreeya, waxaana magaalada ay tahay mid maalin walbo meel cusub ku jiheysmaysa.

Magaalada waxay la tartameysaa caasimada adduunka, gaar ahaan kuwooda horumaray, waxaana habeen iyo maalin socda dib u dhiska magaalada Muqdisho.

Sida muuqaalka aad u jeeddaan ka aragtaan waxaa Muqdisho oo dib u heyn lagu sii sameeyay, waana meel hadda dadka ku doogsadaan.

Sidoo kale magaalada waxaa dib ugu soo laabanaya dadka qurbaha ku noolaa, oo qaarkood wadankii usoo guuray.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada