MUUQAAL: Galmudug oo Go’aan adag kasoo Saartay Ninkii ku Gafay Nebbiga

MUUQAAL: Galmudug oo Go’aan adag kasoo Saartay Ninkii ku Gafay Nebbiga

daajis.com:-Maamulka Galmudug ayaa amar ku bixiyey in lasoo qabto Nin ku Gefay Nebbiga NNKH kaasi oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.


Arintaan Ninkaan uu ku dhowaaqay ayaa Bulshada Siwayn u Cadho gelisay, waxaana ka hadlay Qaar kamid ah Culimada ugu Caansan Soomaaliya, Kadib markii uu Ninkaasi soo bandhigay Sawir uu ku sheegay Nebiga, Iyadoona wararka qaar ay sheegayaan inuu Ninka Sawirkaasi iska leh uu Isaguna sheegay in laga Been Abuurtay oo waxba aanu kala socon.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada