MUUQAAL: Kulan looga soo Horjeedo S.land oo ka dhacay Gobolka Sanaag

MUUQAAL: Kulan looga soo Horjeedo S.land oo ka dhacay Gobolka Sanaag

daajis.com:- Waxaa magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag Kulan ka dhacay  Fariin loogu diray Dawladda dhexe ee Soomaaliya, waxaana siwayn looga soo Horjeestay Maamulka Somaliland iyo Faragelin uu ku Hayo deegankaasi.


Waxay sheegeen inay yihiin Dad Soomaaliyeed kana soo Horjeedaan Fikerka Goonigoosadka ee Beesha Isaaq oo magacii Gobolada Waqooyi dusha ku Qaadatay Sida ay hadalka u dhigeen. “Muuse Biixi yaad mujaahid ku tahay , Soomaali kale ayaad dishay, Somaliland dooni Mayno oo Sun-bay wadaa, Sanaag waa in laga Sifeeyaa intaa ku sugan” 

Kulankan ayaa waxaa soo Qaban-qaabiyey Haweenka ku dhaqan magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, Wuxuuna kusoo beegmayaa Xili dhowaan  uu Muuse Biixi Booqasho ku tagay Qaybo kamid ah Sanaag.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada