MUUQAAL: Oromada oo Bilowday inay Sumeeyaan Qaadka, 23-Qof oo Jig-jiga usoo Dhacay iyo Sida wax u dhaceen

MUUQAAL: Oromada oo Bilowday inay Sumeeyaan Qaadka, 23-Qof oo Jig-jiga usoo Dhacay iyo Sida wax u dhaceen

daajis.com:-Ugu yaraan 23 Qof oo ku Xanuunsaday Qaad la Sumeeyay magaalada Jig-jiga Kaasi oo ka yimid dhinaca magaalooyinka Oromada.


Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa ku dhintay Dhulka Oromada, Iyadoona Halkaasi lagu Xasuuqay, Iyadoo loo dilay si Foolxumo badan, Taasi oo ahayd Isir la dagaalan oo lagu Beegsaday dadka Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada