MUUQAAL: Puntland iyo Galmudug oo Heshiis Cusub ka gaadhay Xaalada Gobolka Mudug iyo Xiisado ka Jiray

MUUQAAL: Puntland iyo Galmudug oo Heshiis Cusub ka gaadhay Xaalada Gobolka Mudug iyo Xiisado ka Jiray

daajis.com:- Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku gaadhay Heshiisyo ka Kooban Qodobo Dhowr ah, iyadoo laga hadlay Sidii Xal Buuxa looga gaadhi Lahaa Xaalada Gobolka Mudug.


Waxyaabaha diirada lagu saaray ayaa waxaa kamid ahaa In la Qabto shirwayne dib u heshiisiin ah oo lagu Xalinayo Khilaafaadka Mudug, In Labada maamul ay Hirgeliyaan Heshiyadii ay Horey u wada Gaadhaaneen, in la Furo Wadooyinka Xidhan ee Gaalkacyo, Lana Kormeero Hirgelintii Xabad-joojinta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada