DAAWO YAAB: Gumaysiga Imaaraadka ee dalka Yemen iyo Xabsi uu samaystay

DAAWO YAAB: Gumaysiga Imaaraadka ee dalka Yemen iyo Xabsi uu samaystay

daajis.com:- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Qaybo kamid ah dalka Yemen waxay ka Bilowday Gumaysi iyo Dhacdooyin la yaab leh oo ay ku Hayaan dadka ku dhaqan deegaankaasi.
Imaaraadka oo ku habsaday Qaybo kamid ah yemen ayaa la sheegay inuu ka gurtay Khayraadka, Sidoo kalana wuxuu dhibaatoyin Baaxad leh ku hayaa deegaano ku yaala Xeebta.

Muuqaalo lasoo bandhigay ayaa muujinaya Dhibaatada Xoogan ee dadka ay ku hayaan, Sidoo kalana waxaa Jira Xabsiyo ay ka samaysteen oo ay dadka ku guraan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada