MUUQAAL: Dagaal Gacan ka hadal ah Iyo Buuq ka dhacay Shir lagu Qabtay Buuhoodle iyo Cali Khaliif ka Hadlay

MUUQAAL: Dagaal Gacan ka hadal ah Iyo Buuq ka dhacay Shir lagu Qabtay Buuhoodle iyo Cali Khaliif ka Hadlay

daajis.com:- Shir la doonayey in lagu taageero Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle,  ayaa Buuq iyo Gacan ka hadal isku badalay kadib markii Xubno ku sugnaa soo jeediyeen in Xilka laga qaado Garaad C.risaaq garaad Soofe, Iyadoona la isku Adeegsaday Kuraas, Feedh iyo Caagadaha Biyaha.


Madasha ayaa waxaa ku sugnaa oo kasoo Qayb galay Dr. Cali khaliif Galaydh iyo Xubno kale oo ka tirsan Khaatumo,  Waxaana halkaasi ka hadlay Cali Khaliif oo sheegay  inay Xaaladu hada dhaaftay Siyaasad oo gacan ka hadal ay Marayso.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada