MUUQAAL: Isimo ku sugan Garoowe oo Ka Horyimid Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo ay Wada gaadheen

MUUQAAL: Isimo ku sugan Garoowe oo Ka Horyimid Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo ay Wada gaadheen

daajis.com:- Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo  Boqor C.laahi Dabagooye oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Gobolada SSC oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa kasoo horjeestay Heshiiskii  ay gaadheen Somaliland iyo Khaatumo.


“Waa heshiis Been ah oo waxba aan ka jirin Wixii ka dhacay Caynaba, oo Anaga aan na Qusaynin, Somaliland waxaan u sheegayaa Cali Khaliif Nooma Taliyo waa Shakhsi Anagu maanu dirsan, Ma qaadan doono, Mana yeeli doono waxaad la gasheen “ Ayuu yidhi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

Boqor Dabagooye ayaa isagu sheegay inuu heshiiskaasi yahay mid aan waxba ka jirin, Wuxuuna sheegay in waxgaradka deegaanka iyo dadkuba ay kasoo horjeedaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada