MUUQAAL: Maleeshiyaadkii Weerarka ku Qaaday Naasa Hablood oo Nolosha Lagu Qabtay iyo Siday Wax u dhaceen

MUUQAAL: Maleeshiyaadkii Weerarka ku Qaaday Naasa Hablood oo Nolosha Lagu Qabtay iyo Siday Wax u dhaceen

daajis.com:- Dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegtay in nolosha lagu qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii weerarka ku qabsaday Hoteel NaasaHablood 2 ee magaalada Muqdisho.


Wasaaradda amniga gudaha ayaa shaacisay in ciidamada ku howlanaa howlgalka ay gacanta ku dhigeen 3 kamid ah maleeshiyaadkii weerarka ku qaaday Hotelka Naasa Hablood 2 .

howlgalka oo saacado qaatay ayaa ciidamada Gaashaan waxay ku guuleysteen in nolosha ay ku qabtaan maleeshiyaad ka dhex dagaallamayey Hoteelka , waxaana la sheegay in weerarka Hoteelka Naasa Hablood 2 ay soo qaadeen Shan ruux, mid is qarxiyey, mid ciidamada ammaanka ay gudaha Hoteelka ku toogteen iyo Seddaxda kale oo nolosha lagu qabtay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada