MUUQAAL: Shacabka Laascaanood oo Si adag uga hadlay Qaraxii MUQDISHO, Banaanbax maanta ay dhigeen

MUUQAAL: Shacabka Laascaanood oo Si adag uga hadlay Qaraxii MUQDISHO, Banaanbax maanta ay dhigeen

daajis.com:-Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa Maanta Isku soo bax ay sameeyeen ku muujiyeen Dareenkooda ku aadan sida ay uga Xunyihiin Qaraxii dadka badan ay ku Nafwaayeen ee ka dhacay magaalada Muqdisho 14-kii Bishan aynu ku jirno.


Bulshada ayaa wax laga Xumaado ku tilmaamay dhibaatooyinka Daba dheeraaday ee dalka, waxayna ku baaqeen in Gacmaha la is qabsado oo laga hortago Falalka Noocaasi ah, Islamarkaana aysan ku ekaanin Cambaaryan oo keliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada