Muuqaal: Gurmadkii Dawladaha Qatar, Maraykanka iyo Kenya ee Soomaaliya

Muuqaal: Gurmadkii Dawladaha Qatar, Maraykanka iyo Kenya ee Soomaaliya

daajis.com:- Diyaaraddii dowladda Qatar soo dirtay ee siday gurmadka caafimaad ayaa kasoo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, iyadoo diyaaradan ah mid milateri laga dejiyey illaa 2 ton oo daawooyin iyo qalab caafimaad isugu jira, Waxaana la socday dhakhaatiir iyo kalkaaliyeyaal caafimaad, oo ka qeyb qaadan doona howlaha gurmadka ee loo fidinayo dadka ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho.


Diyaaradda Qadar ayaa Qaadaysa dhaawacyada illaa sodomeeyo ruux oo la geyn doono magaalada Khartoum ee dalka Sudan, Iyadoona Qatar ayaa sheegtay inay bixin doonto qarashka ku baxaya bukaanada ee la dhigayo Isbitaalada Suudaan.

Dhinaca kale Dalalka Marayanka iyo Kenya ayaa Diyaarado Gurmad siday kasoo dejiyey Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana Dhamaan la wareegtay Dawladda

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada