MUUQAAL: Turkiga oo Arin Farxad leh Soomaaliya u Balan qaaday iyo Heshiis Ay Wada-gaadheen Labada Dawladood

MUUQAAL: Turkiga oo Arin Farxad leh Soomaaliya u Balan qaaday iyo Heshiis Ay Wada-gaadheen Labada Dawladood

daajis.com:-Wasaaradaha Beeraha Somaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabnsan wax soo soorka Soomaaliya gaar ahaan sidii loo kobcin lahaa qudaaarta laga soo saaro dalkeena.


Labada dowladood waxaa heshiiska u kala saxiixay Saciid Xuseen Ciid Wasiirka Wasaarada Beeraha Soomaaliya, halka dowlada Turkiga uu u saxiixay Dr. Ahmed Eşref oo ah Wasiirka Beeraha Turkiga.

Heshiiskan ayaa irdaha u faraya iskaashi buuxa oo labada dal ay ka yeeshan dhinaca beeraha, iyadoo uu xoojanayo taageero dhic walbo ah oo dowladda Turkigu ku baxiso Beeraha Soomaaliya sida dhanka ticnoolojiyada ee beeraha dib u dhiska kaabayaasha Abuurka.

Qodobada muhiimka ah ee ku jira heshiiska ayaa waxaa ka mid ah sidii ganacsiga wax soo saark beeraha ay iska kaashadaan labada dal.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada