Daawo: Nolosha magaalada Muqdisho iyo Saxafiyad Hargeisa ka timid oo Wax aysan Filayn kala Kulantay (Warbixin)

Daawo: Nolosha magaalada Muqdisho iyo Saxafiyad Hargeisa ka timid oo Wax aysan Filayn kala Kulantay (Warbixin)

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya oo soo martay Marxalado kala duwan   ayaa siwayn uga soo Kabanaysa Dhibaatooyinkii ay ka dhaxashay Burburkii Dawladdii dhexe iyo dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacay.


Muqdisho ayaa Hada la Jaanqaadaysa  magaalooyinka ku yaala Geeska Afrika oo ay ka mid ahaan Jirtay Kuwa ugu Bilicsan,  Iyadoona uu Xowli ah ku socdo Horumarka magaalada ee Dhinacayada Dhismaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee dalka.

Xukuumadda uu Hogaamiyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa iyaduna wax badan ka Qabatay  Dhinaca Amniga, Dhalinyarada Magaalada Muqdisho waa kuwa Habaynkii ku Caweeya goobo kala duwan, Waxayna ka Waramayaan Isbadalka la taaban karo ee laga dareemay Muqdisho.

Saxafiyada Xamdi Xaaji Aktoobar oo ka timid Hargeisa ayaa ka diyaarisay Warbixintan, Maxayse ku aragtay ?


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada